10 € alennus vähintään 60 € tuotteesta koodilla
STAR
Lue lisää
Diini Publications

Hoggaanka iyo Haweenka

13,72 €14,00 €
(30pv alin hinta: 14,00 €)
Tuotteen myy ja toimittaa
Saatavuus
Saatavilla
Toimituskulu
Lasketaan kassalla
Palautus
Maksullinen palautus, 14 päivää
Palautusehdot
Maksu
30 päivää ilmaista maksuaikaa kaikkiin ostoksiin

Tuotekuvaus

Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku yeelanayo. Hooyada waxaa laga dhigay tiir-dhexaadka ay bulshadu ku taagan tahay, la'aanteedna aanay bulshadu taabbaqaadi karin, qoyskuna aanu dhisnaan karin. Marka dib loo jalleeco sooyaalka iyo dhigaallada laga sameeyey noloshii dumarka soo mareen, waxay muujinayaan inay soo mareen heerar kala duwan haddii ay noqon laheyd dhanka nolosha, halka ay ka joogto bulshada, dhanka xuquuqda iyo wixii la mid ah. Ilbaxnimooyinkii iyo bulshooyinkii dunida soo maray waxay ku xadgudbeen qaayihii iyo karaamadii dumarka. Qaarkood sidii badeecadii ayey iibiyeen, qaarkoodna iyagoo nool ayey dab ku rideen ama aaseen. Islaamku wuxuu dabargooyey dhaqammadii xumaa ee dumarka lagula kici jirey. Sida raggaba, wuxuu siiyey xuquuq, wuxuuna saaray xil. Hagardaamooyinkaa dumarka lagu hayey waxaa ka dhashay gadoon iyo kacdoon looga
GTIN
9781912411276

Vertaa hintoja

13,72 €
14,00 €
Saatavuus
Saatavilla
Palautus
Maksullinen palautus, 14 päivää
Palautusehdot
Starcart voi saada komission, kun ostat tuotteen Starcartista tai suoraan kauppiailta.

3 syytä shoppailla Starcartilla

Saat halvimmat hinnat

Miljoonia tuotteita eri verkkokaupoista parhailla hinnoilla, ja vielä Starcart-etuja päälle.

Osta yhdellä tilauksella

Starcartilla voit tehdä ostokset eri verkkokaupoista helposti yhdellä ostoskorilla.

Maksa turvallisesti

Starcart maksaa tilaukset verkkokaupoille puolestasi ja tekee shoppailusta turvallista.